Saxilnews.com
Qaramada Midoobay Oo Soo Dhawesay Go’aanka Itoobiya Ay Ku Sii Daysay Maxaabiista
February 24, 2018 - Written by cali abdilaahi

Qaramada Midoobay ayaa amaantay talaabooyinka ay xukuumadda federaalka Itoobiya ka qaadatay sii daynta maxaabiista arrimaha kala duwan u xidhnaa.

xoghayaha guud ee qaramada Midoobay oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in ay soo dhawenayaan go’aanka ay Dawladda Federaalka Itoobiya ku sii daysay maxaabiista, waxaanu xusay in loo baahan yahay in la dhawro xuquuqda aadamaha.

“Qaramada Midoobay waxa ay soo dhaweynaysaa go’aanka ay dawladda Federaalka Itoobiya ku sii daysay maxaabiista kala duwan” ayuu yidhi .

COMMENTS
Latest News