QAARKAMID AH CULIMADA AW DIINTA SOMALILAND OO KA HADLAY SHEEKH CABDINAASIR XAAJI AXMED OO LAGU DILAY MAGAALADA KISMAAYO.
February 23, 2022 - Written by Baas Rashiid
Hargeysa(saxilnews.com)-Qaarkamid ah culimada Somaliland oo caawa shir jaraa,id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay geerida sheikh cabdinaasir Axmed Yuusuf oo kamid ah culimada gobolka sool oo maanta qarax lagu dilay isagoo ku sugan magaalada kismaayo ee dalka Somaliya.
