Saxilnews.com
Qaar Kamida Beelaha Degga Gobolada Sool Iyo Xayaysimo Oo Sheegay Inay Si Buuxda U Taageersan Yihiin Jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland,Eedaymana Usoo Jeediyay Gudida Komishanka Doorashooyinka Somaliland
August 3, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews) Qaar kamida beelaha dega gobolada sool iyo xayaysimo ayaa sheegay inay si buuxda u taageersan yihiin jiritaanka iyo qadiyada Somaliland, waxaanay eedaymo usoo jeediyeen gudida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland.

Sidoo kalena beelahani waxay ku dhawaaqeen qodobo kasoo baxay shir ay yeesheen beeluhu.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News