Saxilnews.com
Qaar Ka Mida Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Wadanka Dibada Uga Bixi Doona Iyo Ujeeda iyo Tirada Fanaaniinta Baxaysa Oo La Shaaciyay
August 27, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews) Wararka soo gaadhaya Shabakad wareedka Saxilnews.com ayaa sheegaya Sida ay ku baahiyeen Bogogooda Bulshadu ku kulanto Qaar kamid ah Hawl-wadeenada Xarunta Dhaqanka Magaalada Hargeysa oo ah xarunta Martida fanaaniinta had iyo jeer ku casuunta xaflada Somali Week Festival oo sanadkii hal mar lagu qabto Magaalada London.

Sanadkan fanaaniinta laga qaadi doono Magaalada Hargeysa Waxaa ka Mid ah Fananada Yurub Maxamed Cabdi Geenyo, Muusiishanka Caanka ah ee Axmed Wali Ibraahim Furinle, Caabi Mire waxaanay bilaabeen Diyaargarawgii Tagista Bandhigan

.

COMMENTS
Latest News