Saxilnews.com
Olalihii Xisbiyada Ee Doorashada Madaxtooyada Somaliland Oo Maanta Si Rasmi Ah Uga Furmay Guud Ahaan Dalka .
October 21, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Olalihii xisbiyada ee doorashada madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa ay maantasi rasmi ah ugu furmay dhamaan gobalada iyo degmooyinka dalka .

Olalahan Maanta bilowday waxaa sameynaaya isla markaana uu ku bilaabmay xisbiga mucaaridka ah ee UCID .

Khayrooyinka waa weyn ee gobalada dalka iyo barxadaha dadku isku yimadaan waxaa maanta isku soo bixi doona taageerayaasha xisbiga UCID kuwaas oo cudooda ku soo bandhigi doona

Olalahan ayaa waxaa sameyn doona saddex xisbi qaran ee Somaliland ee kala ah UCID , Kulmiye iyo Waddani waxaana uu socon doona muddo  21 Cisho ah

COMMENTS
Latest News