Saxilnews.com
Ogaysiis : Aaska Gudoomiyihii Degmada Cadaadley Marxuum Xasan Xuseen Dhul-qod Oo Geeriyooday
August 4, 2015 - Written by admin

Ogaysiis : Aaska Gudoomiyihii Degmada Cadaadley Marxuum Xasan Xuseen Dhul-qod Oo Geeriyooday

Cabdi Muuse Dhul-qod  wuxu ku wargelinayaa Ehelkii iyo Qaraabadii iyo Qaranka Somaliland ba inuu habeenkii xalay geeiryooday  Gudomiyihii Degmada Cadaadley Marxuum  Xasan Xuseen Dhul-qod isla markaasina Maanta 04/08/2015 Galinka Hore lagu Aasidoono Xabaalaha Naasa Hablood iyadoo laga qaadi doono Gurigiisa oo kuyaala dhinaca galbeed ee Geerashka Ina Aw Raali ee Xaafada New Hargeysa

Hadaba Sidaa ha ula socdaan Ehelkii iyo Qaraabadii iyo cidii kale ee kasoo qayb-galaysa Aaaska Marxuum  Xasan Xuseen Dhul-qod

 

 

Saxil News.com

COMMENTS
Latest News