Saxilnews.com
Odaygii Gudoomiye Muuse Biixi Beerta Geed-Deeble Ka Qaaday Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay,Kana Hadlay Qaabkii Uu Uga Qaaday Beerta
August 22, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)-Taliyihii hore ee ciidamada qaranka Somaliland General Cismaan Dacas ayaa ka hadlay dacwad u dhaxaysay isaga iyo gudoomiye Muuse Biixi oo uu sheegay inuu ka qaaday beer uu lahaa oo ku taala deegaanka Geed-deeble.

Waxaana uu general Cismaan Dacas  soo bandhigay faylashii waraaqaha ee mulkiyadda beertaasi ku taala deegaanka geed-deble.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News