Saxilnews.com
“NIN ABAAL XUN IYO NAAGUHUBA KUMA XASUUSTAANE LABADUBA MARKAY XOOGSADAAN WAY KU XIMIYAANE
May 17, 2020 - Written by editor

Hargeysa(S.X.N)-“Nin Abaal Xun Iyo Naaguhuba Kuma Xasuustaane Labaduba Markay Xoogsadaan Way Ku Ximiyaane Xilka Iyo Ragii Biixiyaw Xukunka Kuudhiibay Ee Tayga Kuu Xidhay Adoo Shalayto Xayraana Ee Xiniyo Kuu Yeelay Waa Laga Xishaadaaye Wuxuun Baa La Xeershaa Hadaad Xaajo Qaadtahay”Abwaan Cismaan Kijare”Daawo Muuqal

 

 

COMMENTS
Latest News