Saxilnews.com
MUSHARAX JAMAAL CALI XUSSEN OO BAAQ SIYAASADEED U DIRTEY GUDOOMIYE CIRO + MUUQAAL.
August 22, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa (Saxilnews):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID aqoon yahay Jamaal Cali Xussen ayaa waxaa uu gudoomiye Ciro ku eedeeyey in aanu maalin qudha ahna ka hadal muranka ka jira xisbiga UCID balse isag Jamaal ahaan uu ka hadley maalintii golaha  wakiilada buuqu ka jireyna uu isagu ka hadley

 

Sidoo kale Jamaal Cali Xussen ayaa waxaa uu sheegay in aanu tageero af iyo adin ahba ka helin  gudoomiye Ciro

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News