Saxilnews.com
Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Magaalada Addis Ababa Kulan Kula Yeeshay Hogaamiyaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh + (Sawiro).
November 7, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Addis Ababa (SaxilNews):- Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah musharaxamadaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro aya waxaa uu kulan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kula yeeshay hogaamiyaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh .

Kulankan ayaa waxaa gudoomiyaha ku wehelinaayey oo dhinca xisbiga Waddani ka socdey Ex Wasiir Maxamed Biixi Yoonis , Ex Wasiir Cabdirisaaq Cali Khaliif Axmed .

Dhinca kale waxaa hogaamiyaha maamulka Khaatumo Prof Cali Khaliif Galeydh kulankaasi ku wehelinaayey Dr.Cali Ciise Cabdi iyo masuulyiin kale

Labada dhinac wali si rasmi ah ugamey hadal waxaayabaha ay ka wadal hadleen balse warar xog ogaal ah oo ay heshay shabakada Ilasyenews.com waxaa ay sheegayn in ay isla soo qadeen wada hadalada dhawaan u furmaya Xukuumada Somaliland iyo maamulka Khaatumo .

COMMENTS
Latest News