Saxilnews.com
Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Iminka Magacaabis Sameeyey
October 3, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha xisbiga Waddani Isla markaana ah musharaxa madaxweyne eexisbiga Waddani ayaa waxa auu xilal u magacaabey saddex masuul oo dhalinyaro ah

Gudoomiyaha ayaa xilal u kala magacaabey

1. Fatxi Cabdi Xuseen (Baydan) wuxu u magacaabay Hoggaanka Waxbarashada Garabka Dhallinyarada Heer-qaran

2. Khadar Cali Xaashi wuxu u magacaabay Hoggaanka Maaliyadda Garabka Dhallinyarada Heer-qaran.

3. Deeq Axmed Yuusuf wuxu u magacaabay Hoggaanka Qorshaynta Garabka Dhallinyarada Heer-qaran

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista

No automatic alt text available.

Ilaysnews/Hargeysa Office

COMMENTS
Latest News