Muqaalada Guud ee Kormeerka Madaxweynaha Somaliland Ee Waaheen iyo Khudbadihii Masuuliyiinta Qaranka
April 2, 2022 - Written by Baas Rashiid
DAAWO muuqaalada guud ee kormeerka madaxweynaha somaliland uu ku tagay suuqa waaheen oo xalay dab xoogan ka kacay kaasoo ay ku shuf beeleen wixii agab iyo hanti ganacsi yaalay suuqaasi iyo dhismihii quruxda badanaaa ee suuqa waaheen ee magaalada hargeisa