Saxilnews.com
Mooganta Shacabka & Ku Dhex Noolasha Xanuunka Coronavirus Iyo Sida Dadka Reer Berbera Aanay Ugu Dhago Nuglayn Wacyigalinta Cov19
May 20, 2020 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-Mooganta Shacabka & Ku Dhex Noolasha Xanuunka Coronavirus Iyo Sida Dadka Reer Berbera Aanay Ugu Dhago Nuglayn Wacyigalinta Cov19

Magaalada Berbera Waxaa Coronavirus Laga Helay 12 qof Iyadoo AHUN U Dhintay 1 Qof

12 Qof Ee Laga Helay Coronavirus Ayaa Ku Kale Dhex Jiray Bulshada Hadan Dadka Reer Berbera Iyadoo la Leeyahay Waa Hebel Baa laga Helay Ayaanay Dareensaneyn halista uu Leeyahay

Fadlan Raac Tilmaamaha & Talooyinka Ay ku siinayso Wasaarada Cafimadka & Gudida Cov19

Kana Fagow Goobaha Bulshada Is Kugu Timaado

Ka Hortaga Ayaa wax Ka Wngsan Tahay Daweynta

COMMENTS
Latest News