Saxilnews.com
Mid ka mida beelaha dega degmada sheikha ayaa taageero mug leh waxay u muujiyeen murashax cabdiradhiid maxamed x.yuusuf
April 3, 2021 - Written by editor

Sheikh (saxilnews.com)Xildhibaan murashax cabdirashiid maxamed xaaji yuusuf oo ka mid ahaa golaha deegaanka degmada berbera marlabaadna u sharaxan ka mid ahaanshaha golaha deegaanka degmada berbera ayaa ka qayb galay munaashiba ay taageero ugu muujinaayee mid ka mida beelaha dega degmada sheikh

Beesha Ismaciil Cabdule Deerayahan ayaa Xaflad ay ku Qabteen ku taageeray, codkooda u balanqaaday inay siin doonaan 31 May 2021
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yusuf oo u sharaxan Golaha Deegaanka Berbera

 

COMMENTS
Latest News