Italy (Saxilnews): – mid ka mid ah Raysal Wasaarahayaasha dalalka qaarada Yurub ayaa is Casilay
Raysal Wasaarahan oo ah ka xukuma dalka Italy oo hore u soo diyaariyay qorshishiisa ku aadan masiirka Italy inay kasii mid ahaato Midawga Yurub iyo inay go’aansato inay ka baxdo , ayaa xalay shir jaraa’id uu qabtay xilli danbe waxa uu sheegay inuu masuul kayahay natiijadii kasoo baxday Aftidii laqaaday.

Codka ay kaga baxayso Itay EU ayaa sheegay 41-46% inay “Haa”oo dib u habayn lagu sameeyo oo kalya dastuurka , halka 54 – 58% ay u codeeyeen “Maya”.
Tijaabooyin hore oo qiimeyn ah oo hore loo sameeyaya ayaa iyan muu jisay inay 39-43% ay u codeeyeen “Haa” halka 57-61% ay u codeeyeen “Maya”.
“Nasiib ku ha inoo wacnaado dhamaanteen,” Mr Renzi ayaa u sheegay wariyayaasha. Waxa uu sheegay inuu maanta galinka danbe iskugu yeedhayo golaha Wasiirada, uuna sheegi doono is casilaaddiisa , kadib uu u gudbin doono waraaqaha is casilaadiisa madaxweynaha Dalka Italy.
Raysal Wasaare Mr. Rnezi ayaa xilka hayay labo sano iyo badh.







