Mayarka Magaalada Burco oo amardido ku sameeyay wasirka arimaha gudaha iyo Burco noqotay magaaladi ugu lidatay maalinta nadaafada loo asteeyay Somaliland oo anay ka hirgelin qashinkuna wadhan yahay meel kasta.

0
15

Burco (Saxil News.com)-Mayarka Magaalada Burco oo amardido ku sameeyay wasirka arimaha gudaha iyo Burco noqotay magaaladi ugu lidatay maalinta nadaafada loo asteeyay Somaliland oo anay ka hirgelin qashinkuna wadhan yahay meel kasta..

Waxaa Gobolada iyo degmooyinka Somaliland 7 bishan April  looga dareeray Ololaha nadaafadda oo todobaad ka hor la sii iclaamiyay Wasirka Arimaha Gudaha oo ku shaqaynaya ama fulinaya Amarka madaxweynaha oo hore uu iclaamiyay nadafada .. Ololaha ayaa ujeedadiisu tahay sidii guud ahaan Somaliland maanta u noqon lahayd meel Qashinka ka nadiif ah islamarkaana Bilic leh.

Hadaba Somaliland  ayaa si weyn looga dareemayaa hawlgalka Qashin Ururinta oo ay ka qayb qaadanayaan Madaxweynaha iyo Marwada Kowaad .Goolayasha wasiirada iyo dawladaha hoose Ee Somaliland kuwa A,B,C.          iyo Ururada Bulshada iyo guud ahaan bulshada qaybaheeda kala duwan. Meel kasta oo ay joogan iyago u dhago nugul amarka madaxweynaha iyo wasirkisa Aimaha guadaha oo weliba ku adkeeyay maamulada gobolada iyo degmooyinka inay fuliyan amarka .cidi fulin waydana laga qadi doono talabo.

Haddaba waxaa malmihi uu danbeeyay dadweynaha Reer Burco dhamaan iswaydiinayan  magalada Burco oo an la arag meel qashin laga qadayo iyo hayad shaqaynaysa ama dawladi hoose ku shaqo lahayd anay shaqayn .

Marka laga rebo shirkadaha Heco laydhka iyo Wasarada Caafimadka Togdheer .Shirkada Telesom oo iyavguna meelo kooban ka shaqaynayay oo isku sawiirayen .badhasabka gobolka iyo mayarkuxigenka xoday oo labaduba sawirkun la galen .inaanay jirin wax qorshe oo maamulka gobolka Togdheer iyo mamulka degmada ama maayarka iyo xildhibaanada goolaha degaanka oo horkacayo xogahayu an lagu arag meel ay joogan .,Hadaba markad dadka reer burco dhagaysato ama ad waydiiso inta badan xildhibaanada goolaha degaanka oo an waydiiyay sababta u shaqayn  waayen waxay ku jawaaben sidatan.,Waxaa jirtay in Mayarka Burco Maxamed Yusuf Murad u maalin ka hor maalinta nadafada ka baxay burco. isagao u safray hargeysa .waana masulki degmada ugu sareeyay.  Waaxa uu daba maray maalinti nadafada .waxaa uu ka hor yimi amarki wasirka arimaha gudaha iyo madaxweynaha .waxa ilaa hadana ku sugan yahay Hargeysa oo lagu sheegay .dadweynaha reer burco la yabsan yihin qashinka uu qadayay madaxweynihi ugu sareeyay dalka iyo mayarki burco ka muqurtay xashiishki .

 

Yaa hadaba la xisaabtamaya mayarka burco mar hadu amar diido ku sameeyay madaxweynihi iyo .amarki wasirka arimaha gudaha u hoogansami wayay.

Waxaan Bulshada Gobolka Togdheer ka codsanaya in aynu inagu qabsano maalin nadafada oo magadalada oo dhan .waxan ka codsanayana in warbaahinta gobolka togdheer ay shacabka Burco soo waraysan siday uu dhacday nadafada burco .sido kale iyagu run ka sheegan in Burco anay ka shaqayn maalinti nadafada. Sido kale waxaanu ka codsanayna in saaxafada Somaliland waydiiso mayarka Burco  sababta uga baxsaday  maalinta nadafada.

Muxuyadiin Farax Xasan

Suxufi Madax banan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here