Saxilnews.com
Maxakamada Gobolka Saaxil Ayaa Manta Bilowday Dhagaysiga Dacwada Kaptankii Markab Mv/ Shaakir Ee Hubka Siday,
February 2, 2015 - Written by admin

BERBERA (Saxilnews.com)-Maxakmada Gobolka Saaxil Ayaa Manta Gelinkii Danbe Bilowday Dhagaysiga Dacwada Kaptankii Markabka Waday Markabka Mv/Shaakir AHMED SABRA oo Udhashay Wadanka Lubnaan Iyadoo Manta Gelin kii Danbe La Horkeenay Maxakamada Dacwaysanaha markabkaasi waday

Maxakmada ayaa Manta Gelinkii Danbe waxaa kasoo qayb galay wakiilada iyo maamulka dekeda Berbera OO dhagaysanayey Maxakmadaasi Kadibkii Dacwadaasi Xeer Ilaalintii Maxakmada Usoo Gudbisay Maxakmada G/saaxil

Shabakada Saxilnews Ayaa Wax Ka Waydiisay Wakiilka Markabkaasi Ee Kasocday Shirkada Ganacsiga Omaar Qaybta Maraakiibka C/rashiid Haybe Faarax Waxaa Usheegay In  Hubkani Lagu wayday Carwo Lagu Soo Bandhigayo Hubka Aduunka Oo Ka Dhacaysa Wadanka Emiraadka 22febuery Ilaa 24ka Bishan , Waxa Kale Oo Intaasi Raaciyey Wakiilka Markabkaasi Ee Omaar Inuu Markabkani Sito Cadaymihii Hubkan Oo dhamaystiran Sida Documentskii Shirkadii Samaysay Ee Wadanka Sudaan Isagoo Xaqiijiyey Inay Hubkan Iska Leedahay Dawlada Suudaan Sidoo Kalena Ay Samaysay

Waxaa Uu sheegay Inay Maxakmadu Socon doonto ,Isagoo Xaqiijiyey Inay Xukuumada Somaliland Ku Haysato Kaliya Hubkaasi Oo Loo Soo sheegi waayey Dekeda Kusoo Xidhan .

Berbera Office

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News