Saxilnews.com
Maxaa Isku Dirayska Ka Dhigay?
November 21, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Burco(Saxilnews)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafti uu hogaaminayo ayaa socdaal ku maraya gobolada Bariga Somaliland.14563514_331817503848642_437424184676111644_n

Ujeedada safarka madaxweynaha somaliland ayaa ah sidii uu ugu kuur geli lahaa xaalada abaareed ee ka jirta gobolada bariga Somaliland.

hadaba madaxweynaha somaliland, guddoomiyeha Kulmiye, Wasiirka madaxtooyada, Badhasaabka Gobolka Togdheer iyo wasiirkii hore ee maaliyada ayaa la arkay iyaga oo xidhan dirays isku mid ah.

hadaba maxaa isku beegay dharka masuuliyiintan

COMMENTS
Latest News