Saxilnews.com
MASUULIYIIN XUKUMADDA MUUSE BIIXI KA TIRSAN OO XAFIIS ISKU FARA SAARAY
May 3, 2021 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-Khilaaf gacan ka hadal sababey ayaa saaka xarunta Hay’dda Dhawrista Tayada Somaliland ku dhex-marey Guddoomiyaha Haya’adda dhawrista tayada Muuse Xasan Xaaji Yuusuf iyo Guddoomiye ku-xigeenka haya’dda Cabdi-waasac Yuusuf Alla magan,

 

Labadan masuul ayaa in muddo ah u dhaxeeyey khilaaf salka ku hayey awoodaha shaqada ee labada masuul, kaasi oo saaka soo if baxay .

COMMENTS
Latest News