Mareeya Axmed Yuusuf waxaa uu yahay shaqasi u taagan maalin iyo habeenba horumarinta dekada Berbera isla markaana uu ugu xidhi lahaa dekada caalamka oo uu rabo in ay noqoto dekada Berberi mid la jaan qaada .
Sidaas darteed waxaa uu maareeyuhu noqon karaa shaqsi la jaan qaada shirkada cusub ee lagu wareejiyey maamulka dekada Berbera ee DP World aqoon ahaan iyo xirfad ahaanba .
Muddane Axmed Yuusuf Dirir ma aha shaqsi lagu eedeyo musuq maasuq iyo wax is dabo marin waana shaqasi ka koran in uu isdabo marin iyo musuq maasuq sameeyo , mana jirto wax duur joog ah oo laga dhoofiyo dekada magaalada Berbera .
Dhinca kale mareeyaha iyo shaqalaha dekadu waa dad mideysan oo si wada jir ah uga shaqeeya danta qaranka iyo hawlahooda , wax khilaafaad ah oo ka dhexeeyaan ma jiro , dadkuna ha ka dayaan eedeymaha iyo beenaha aan jirin si uu masuulkani shaqasidiisa u wato .
W/Q: Yuusuf Cawd (Shiine ).







