Saxilnews.com
Mahad-Celin iyo bogaadin:Isuduwaha Hayada Dhawrsta Tayada G/Saaxil
January 7, 2021 - Written by hamse garaad
.
Marka hore Allah Mahad Leh, Marka labaad Waxaan u mahad-Celinayaa guddida Qiimaynta. shaqo Wanaaga ee Haya’da Dhawrista Tayada JSL iyo Haya’ada Shaqaalaha Dawlada ee Jamhuuriyada Somaliland.
Aniga oo uga mahad-celinaya in ay ii gar-taan in aan Ka mid noqdo Shaqaalaha ugu Wanaagsanaa uguna Wax-qabadka bad-naa Haya’da Dhawrista Tayada JSL Sanadka 2020ka.
Waxaan Guddida Haya”da Dhawrista Tayada JSL ku bogaadinayaa Qiimaynta iyo Abaal marimta shaqaalaha.
Tani-waxay nagu sii dhiiri-gelimay in aanu qaranka ugu ugu adeegno Sida ugu Wanaagsan.
Dr: Maxamuud Salebaan X. Ducaale (DVM)
Isu-duwaha Hay’ada Dhawrista Tayada Gobolka Saaxil

COMMENTS
Latest News