Tababaraha xulka kubadda cagta Portugal, Fernando Santos ayaa magacaabay xulka 23-ka cayaartoy ka kooban ee dalkaas uga qeyb galaya koobka kubadda cagta adduunka ee lagu qabanayo Ruushka.
![]() |
Xulka la magacaabay ayaa waxaa ka maqan cayaaryahanno badan oo ka mid ah kuwii dalkaas u qaaday koobka qaramada Yurub.
Goolhayayaasha: Anthony Lopes (Lyon), Beto (Goztepe), Rui Patricio (Sporting Lisbon)
Daafacyahanada: Bruno Alves (Rangers), Cedric Soares (Southampton), Jose Fonte (Dalian Yifang), Mario Rui (Napoli), Pepe (Besiktas), Raphael Guerreiro (Borussia Dortmund), Ricardo Pereira (Porto), Ruben Dias (Benfica)
Khadka Dhexe: Adrien Silva (Leicester), Bruno Fernandes (Sporting Lisbon), Joao Mario (West Ham), Joao Moutinho (AS Monaco), Manuel Fernandes (Lokomotiv
Moscow), William Carvalho (Sporting)
Weeraryahanada: Andre Silva (AC Milan), Bernardo Silva (Manchester City), Cristiano Ronaldo (Real Madrid), Gelson Martins (Sporting Lisbon), Goncalo Guedes (Valencia), Ricardo Quaresma (Besiktas)








