Saxilnews.com
Magacyada Laba Qof Oo Ku Naf Waayay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa
October 9, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews) Laba qof ayaa ku naf waayay shil gaadhi oo ka dhacay duleedka magaalada Hargeysa.

Labadan Marxuun ayaa ku nafwaayay gaadhi ay iyagu,wateen, gaadhigan ayaa ahaa mid siday kana yimid dhanka magaalada Togwajaale.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News