Hargeysa (Saxilnews):-n Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ooin muddo ah safar nasasho ah ugu maqnaa dalka Ingiriiska, ayaa la filayaa inuu maalinta Berri oo jumce ah dalka dib ugu soo laabto
Madaxweyne Siilaanyo ayaan weli ka hadlin mudaharaadka London iyo muddo-kordhinta loo sameeyey xukuumadiisa
Sidoo kale waxaa lagu wadaa inuu ka hadalo madaxwenuhu muddo kordhinta ay guurtidu sameysay iyo Mudaharaadkii ka dhaacay London waa haddiiba warbaahinta loo oggolaado inay su’aalo weydiiso.