Saxilnews.com
MADAXWEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND OO XADHIGA KA JARAY DHISME CUSUB OO LAGU KORDHIYEY HAY’ADDA BARAKACAYAASHA+DAAWO SAWIRADA
November 19, 2018 - Written by editor

Hargeysa(saxilnews.c om)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhsime Cusub Oo Lagu Kordhiyay Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Somaliland.

 

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo lagu kordhiyay hay’adda qaxoontiga iyo barakacaayasha qaranka Somaliland oo ay maal-gelisay xukuumadda Somaliland.

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

Image may contain: 1 person, eyeglasses

 

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing

Image may contain: 1 person, suit

Image may contain: 5 people, people standing, shoes and outdoor

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and shoes

Image may contain: car, sky, house and outdoor

COMMENTS
Latest News