Saxilnews.com
Madaxweyne Ku xigeenka jsl ayaa Ku Wareejiyey Qaadhaankii Abaarta Gobalada Sanaag iyo Badhan
March 4, 2022 - Written by Baas Rashiid

Weftigii uu Hogaaminayey Madaxwene Ku Xigeenka Soomaalind ee ahayd Guddida Heer Qaran Ee Abaaraha oo kulan la qaatay Maamulka Gobolka Sanaag kan Badhan Iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Magaalada Ceerigaabo. Iyadoo Gudoomiyaha Gobolka Sanaagna Lagu Wareejiyey lacag Dhan 167000 Kun Oo Dollar Halka Gobolka Badhana lagu wareejiyey 67000 Kun Oo Dollar taasoo qayb ka noqonaysa lacagta loogu tala galay In loogu gar-gaaro Dadka Abaartu saamaysay ee Gobolada Bari.

 

COMMENTS
Latest News