Saxilnews.com
Madaxweyne Biixi Ayaa Kormeeray Biriishka Jaamacada CAMUUD
September 11, 2019 - Written by Maxmed gamuute

Borame (saxilnews.com) Madaxwaynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa soo kormeeray Biriishka Jaamacada Camuud xili uu Madaxwaynuhu u tegay Magaalada Boorame Qalin jebibta Jaamacada Camuud

 

COMMENTS
Latest News