Saxilnews.com
Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wakiil Ku Xigeenka Ergeyga Gaarka ah Qaramada midoobay Mr Peter
August 3, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wakiil Ku Xigeenka Ergeyga Gaarka ah Qaramada midoobay Mr Peter de Clercq ahna Isuduwaha Gargaarka Bani aadanimo iyo Wakiilka Barnaamijka Qaramada Midoobay ee Horumarinta (UNDP) u qaabilsan oo dalka soo gaadhay.

 

 

????????????????????????????????????

Madaxwaynaha Somaliland Iyo Ergayga Peter

Hargaysa// Saxilnews.com

COMMENTS
Latest News