Saxilnews.com
MADAXWEYNAHA MARAYKANKA OO SOO BANDHIGAY QORSHE LAGAGA HORTAGI KARO WEERARADA KA DHACDA DUGSIYADA WAXBARASHADA
February 22, 2018 - Written by editor

Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa soo jeediyay in macllimmiinta oo la hubeeyo ay mustaqbalka ka hortagi karto toogashada  ka dhaca iskuulada Mareykanka.

Madaxwayanaha ayaa sheegay in iskuulada oo hubka loo dheereeyo ay dhiiri galinayso in ay weeraro dheeraad ah ay dhacaan.

Madaxwaynaha Mareykanka ayaa xusay in macalimiinta oo qaata hubka qarsoon ay gacan ka gaysan karto ka hortagidda toogashooyiinka iskuulada ka dhaca.

Mr Trump ayaa hadalkan jeediyay xilli uu aqalka cad kulan kula yeelanayay dadkii ka badbaaday togashadii ka dhacday iskuul ku yaalla gobolka Florida.

Ardaydan ayaa madaxwayne Trump u sheegay in ay doonayan in marka ay iskuulka joogaan ay

dareemaan in ammaankoodu sugan yahay .

Hindisaha madaxwayne Trump ee ah in macaliminta iskuulada la hubeeyo ayaa  waxa dhaliilsan qaar ka mid ah dadka Mareykanka.

Mark Barden oo wiilkiisa Daniel sanaddii 2012 lagu dilay toogasho ka dhacday goob iskuul ah ayaa sheegay in aanay taasi ahayn jawaabta laga bixinayo ka hortaga toogashoonka ka dhaca iskuulada

Qaar ka mid ah waalidiinta iyo ardayda ayaa waxa ay ku baaqayaan in la dajiyo sharci lagu

 

COMMENTS
Latest News