Saxilnews.com
Madaxweynaha JSL oo Caasimadda Lagu Soo Dhoweeyey
February 26, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, oo maalmahanba ku sugnaa magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera ayaa maanta ku soo laabtay magaalo madaxda Somaliland ee hargeysa oo si weyn loogu soo dhaweeyey madaxweynaha iyadoo dadweynuhu cal;anka Somaliland iyo caleemo qoyan la tubnaayeen jidadka caasimada ilaa inta uuMadaxweynuhu  ka gaadhayey qasriga madaxtooyada

 

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News