Saxilnews.com
Madaxweynaha Cusub Ee Somaliya Oo Ilaalinta Amnigiisa U Xil Saaray In Ay La Wareegeen Ciidan Cusub Iyo Cida Ay Yahiin Ciidankaasi + Sawiro
February 9, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Moqdisho (Saxilnews):- Madaxweynaha cusub ee habeenkii xalay ahaa loo doortey in uu dalka Somaliyahogaamiyo afarta sanno ee socda Muddane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxaa uu ilaalinta amnigiisa ku wareejiyey ciidan cusub oo aan hore u ilaalin jirin madaxweynayaasha dalka Somaliya

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: one or more people and people standing

Muddane Farmaajo waxaa uu ilaalinta amnigiisa ku wareejiyey ciidanka nabad sugida dalkaasi ee lagu magacaabo NISA

 

Waxaa xusid muddan in madaxweynayaasi hore ee dalkaasi aanay amnigooda masuul ka ahey ciidanka NISA balse ay ilaalin jiren ciidanka nabad sugida dalkaasi u jooga ee AMISOM

Image may contain: one or more people, people standing and suit

Image may contain: 8 people, crowd

 

COMMENTS
Latest News