Saxilnews.com
Madaxwayne Siilaanyo Oo Shalayto Intaanu Dhoofin Warqad Hoose U Sii Dhiibay Guddoomiyaha Guurtidda Iyo Xogaha Ku Duugan
February 19, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews):- madaxwaynaha Somaliland mudane siilaanyo ayaa shalayto intaan ka dhoofin dalka waxaa uu warqad hoose u diray guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland,

Warqadan ayaa ahayd mid xota ku duugani ay u badan sidii laha guurtidu ay u samayn lahaayeen dood ay ka yeelanayaa muddo kordhinta mudada madaxwaynaha waxaana madaxwaynaha ku sheegay qoraalka uu ku socodsiiyay saleebaan maxamuud aadan in ay  nidaamka sharci waafajiyaan waxaa uu ugu yeedhay heshiiskii asxaabta.

Mudanayaasha guurtida ayaa la filaa in todobaadka soo socda ay fidhi ka yeelan doonaan arrintani, lamana garanayo in ay itiraami doonaan heshiiskii hore ee saddexda xisbi iyo in ay samayn doonaan muddo kordhin madaxaa ha ku furto ah.

COMMENTS
Latest News