Saxilnews.com
MADAXWAYNE KUXIGEENKA SOMALILAND OO MAGAALADA BURCO KAGA QAYBGALAY XUSKA SANAD GUURADII 60AAD EE MAALINTA SOMALILAND XORNIMADA QAADATAY
June 26, 2020 - Written by editor

Burco(saxilnews.com)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa magaalo madaxda gobolka tog dheer kaga qaybgalay munaasibad loogu dabaal degayay 60aad guuradii kasoo wareegtay maalintii Somaliland xornimada kaqaadatay guumaystihii ingiriiska

 

COMMENTS
Latest News