Saxilnews.com
Madaxwaynaha Somaliland ayaa Xadhiga Ka Jaray Wadooyin Casri Ah Oo Maayar Cidin ka Hergeliyey Gudaha Berbera
February 24, 2015 - Written by admin

Madaxwaynaha somaliland ayaa Manta Xadhiga Ka Jaray dhismaha wado casri ah oo ay dawlada Hoose Ee Berber aka hirgelisay Gudaha Magaalada berbera

Gudoomiyaha Golaha Deeganka Somaliland ayaa Manta Xadhiga Ka Jaristaasi Madaxwaynaha Somaliland Uga Waramay Wadada Casriga Ah ay D/Hoose Berberi Ka Hirgelisay Gudaha Magaalada Berbera

S7430026

 

Duqa Berbera C/shkuur Cidin ayaa sheegay Inay dhamaystireen isla Markana Kasoo Baxeen Balanqaadkii Xukuumada Madaxwayne Siilanyo , Isagoo Madaxwayne siilanyo Ka Codsaday Inuu wax ka qabto Dooxyada Biyaha Soo geliya Magaalo Xeebeda Berbera .

S7430029

 

 

Wasiiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade Ayaa sheegay Inuu Ku Hawlan Yahay qurxinta iyo kor uqaadista Bilicda Caasimadaha Dalka Waxa Kale oo uu xusay wasiir Waran –Cade Inay Ku Hawlan Yihiin hirgelinta Laamiyada Casriga Ah Ee laga Hirgelinayo Degmooyinka waawayn ee Somaliland

S7430036

 

Madaxwayanaha Somaliland Axmed Siilanyo Ayaa Sheegay inuu Xukuumada Somaliland Diyaar Utahay Arimaha Horumarka Somaliland Sidii Kalena Ay kala qayb qaadan doonan wax ka qabashada doox Biyoodyada Magaalada Berbera

S7430038

 

 

Mukhtar Cabdiraxmaan Maxamuud

Berbera Head Office

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News