Saxilnews.com
Maayer Soltelco Oo Ka Kurbadey Madal Musuqiisa Isqoorsadey Lagu Soo Bandhigay Iyo Iliga Hctv Oo Inkiray Muwaadin Su,aal Weydiisay Soltelco
August 23, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeisa(Saxilnews)Maayer Soltelco Oo Xamiliwaayey Madal Haldoorka Qaranka Kulmisay Oo Su,aalo Qanci Dadkaaga Ah Lagu Weydiinayey ku waas oo ku taxa luqay Baylahda caasimada Ka Muuqata Ee Uu Kaga Mashquuley Barjaha Hargeysa Iyo Ardaaga Hoyga U ah Ee Gaajo Mataalo. Madasha ayaa Maayerka Lagu Weydiiyey Musuqa Isqoorsadey Ee Dul-Hoganaya Darbiga Dawladda Hoose Ee Hargeysa.

COMMENTS
Latest News