Saxilnews.com
Maayarka Caasimada oo Faahfaahiyay Mashaariic ay Dawlada Hoose Hirgalinayso
February 2, 2015 - Written by admin

Hargaysa(Saxilnews.com)-

Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco ayaa maanta ka waramay Mashaariic ay dawlada hoose ee Caasimadu ka hirgalinayso Suuqii hore loo odhan jiray Xero dhifta.
Maayarka Caasimada ayaa Sheegay in Mashruucan iyo Kuwo kaleba ay ka Mid Yihiin Qorshaha Sadex Biloodka soo socda ay ku hawl gali doonaan.https: Halkan Ka Daawo : //www.youtube.com/watch?v=BJ2VRsrwjw4&feature=youtu.be
C/rashiid Maxamuud (Baas)
contactsaxilnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News