Saxilnews.com
Maareyaha Haamaha Shiidalka Berbera Oo iska Difaacay Eedeymo Uga Yimi Masuuliyiinta Shirkadihii Ku Fashilmay La Wareegida Haamaha Keydka Shiidalka Berbera
August 31, 2015 - Written by admin

Berbera(Saxilnews)-Maareyaha Haamaha keydka Shiidaalka Berbera Saleeban Siciid cali oo maanta warbaahinta Berbera kula hadlay ayaa iska difaacay eedeymo uga yimi masuuliyiinta shirkadihii damacsanaa inay la wareegaan Maamulka Haamaha shiidalka Berbera Gaar ahaan waxa uu Maareyaha Haamuhu sigaara ugu jawaabay Xasan Xaaji Dhulunbe oo ah masuulkii sida gaarka ah ugu jeediyay Edeymaha Maareaha Haamaha Shiidalka Berbera ugu jeediyay islamarkaana ah masuul katirsan shirkada Shiidalka Soo dajisa Ee Red Sea.
waxaanu sheegeen maareyaha haamaha shiidalka Berbera in aanay waxba ka jirin edeymaha uu Xasan Xaaji Dhulunbe ujeediyay Maamulkiisa haamaha shiidalka Berbera.

Halkan hoose kadaawo muuqaalka

maxamed xasan

Saxilnews005@gmail.com

COMMENTS
Latest News