Saxilnews.com
Maareeyaha Dekeda Berbera Maaha Shakhsi Geeya Eedaha Loo Soo Jeedinayo
February 18, 2016 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-Ayaa Maalmihii Udanbeeyey Warbaahinta Internetku usoo jeedinaysay Eedo La Xidhiidha Shaqaaqooyinka Maalmihi u danbeeyey Ka Soconayay Deegaanka Ceelgarde. Taas oo ah mid aanu geynin Maareeyaha Dekeda Berbera Oo In badan oo noloshiisa kamid ah usoo shaqeeyey Qaranka Somaliland Hogaaminayay Dekeda Berbera.Mareegaha Internetka ayay kusoo labo noqonayeen wararkaasi mana jirto cadeymo iyo eedaha ay soo jeedinayaan ay u hayan  taas oo ka dhigan in karaamada shakhsiyada Cali Xoor Xoor Meel lagaga dhacay.
Sikastaba Ha ahaatee Berbera  wax dhibaato weyni kama jirto.

Mana aha Masuul qaran oo caan ku ah kicinta shaqaaqooyinka iyo colaadaha waa siyaasi ruug cadaa ah oo danta qaranka iyo umada u shaqeeya diinta iyo dhismayaasha Misaajidana ku caan ah.

WWW.SAXILNEWS.COM

COMMENTS
Latest News