MAAMULKA DOWLADA HOOSE OO BEENIYEYE WARAR BEEN ABUURA OO LAGU QORAY QAARKAMIDA SHABAKADAHA WARARKA

0
17

Berbera (SAXILNEWS)_maamulka dowlada hoose ee magaalada berbera ayaa beeniyey warar been abuura oo ay qoreen qaar ka mida shabakadaha warbaahintu

isla markaana sheegay inaanay waxba ka jirin gurya 165 gaadhaya oo loo qaybiyeye hab qabyaaladaysan

sheeegayna in aanay wali dhamaan.socdana dhismahoodu.waxa guryahan loogu talo galay dadka danyarta ah ee ku dhaqan magaalada berbera waxaana dhismahoodu wali ka socdaan duleedka magaalada berbera

dhismayaasha guryahan ayaa waxa gacan ka geysta haayado ka qayb qaata dadka danyarta ah ee kudhaqan magaalada berbera

gabagabadii maamulka dowlada hoose waxay haba yaraate waxba kama jiraan ku tilmaameen inaanay jirin wax guryo ah oo la qaybiyeye dhismahooduna gabogabo ku dhowyahay  tiradooduna gaadhayso ku dhawaad ilaa 165 guri 

 

sheegeena in looqaybin doono shifo sharciya ee aan loo qaybin doonin sifo qabyaaladaysan

 

 

 

maxamed ilkacase 

berbera2002@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here