Maamulka Degmada Daaro Salaam Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyey Deeganada Waqooyinga Oo Abaaro Ba’ani Saameeyeen…..

0
12

Hargeisa (Saxilnews.com),,Gudoomiyaha Degmada daaro salaam Maxamed Axmed Kibaar,ayaa deeq raashin ah gaadhsiiyey dadka ku dhaqan deegaanada waqooyiga kuwaasi oo ay saamaysay abaar sababay dhimashada sadex qof.
sida uu jamhuuriya u xaqiijiyey gudoomiyaha degmada daarsalaam Maxamed Axmed Kibaar ,waxaana maanta laga bilaabay deegaanka biyo shiinaha oo 150 qoyis loo qaybiyey raashin iyadoo bari (maanta jicmaha laga bilaabi doono deeganka Boodaale, Ceel Lahelay ,Bildhaalay , halkaasi oo raashin ka loogu qayibin doono 400 qof
gudoomiyaha oo jamhuuiya ugu waramay khadka telphonka,ayaa ka dayriyey xaalada dadka ku dhaqan deegankaasi waqooyiga ee hoos yimaada degmada daaro salaam
” runtii maanta waxaa ka bilownay deegaanada hoos yimaada degmada raashin qayib waxaa deeganada ka dhacay abaar aad u ban taasi oo si weyn u saamaysay dad iyo duunyaba waxaana ku dhintay inaan ognahay sadex qof si aan dadkaasi wax ula qabano waxaanu u qaybinay raashin naga soo kale gaadhay kuweyd iyo suna all khayiraya markaa 150 qoyis ayaan maanta galinkii dambe ugu qayibnay degmada biyo shiinaha halka aan bari deegaanad shishe ee waqooyigan ka qayibin doono bari jimcaha
runtii dadka ay abaartu saamaysay way ka badan yihiin intaanu raashinka u qayibnay waxaan halka baaq uga dirayaa”

mahamed hassan aadam

WWW.Saxilnews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here