Saxilnews.com
Laba Nin Ku Dhintay Guri Ku Yaala Magaalada Badhan Ee Gobolka Sanaag Oo Dab Qabsaday
November 16, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)-Guri ku yaala magaalada badhan ee gobolka sanaag ayaa waxa ku shuf belay laba nin oo ku dhex jirey guriga kadib markii uu guriga dab qabsaday,sidoo kalena dabkan qabsaday guriga ayaa sababay dhaawaca dad kale iyo waliba gubashada guryo badan oo u dhawaa.

Maayar ku xigeenka magaalada Badhan ayaa ka war bixiyay khasaaraha ka dhashay dabkaasi isaga oo sheegay in labada nin uu gurigu dhakada kaga xidhnaa oo ay iska furi kari waayeen intaasi kadibna uu dabku kusoo gaadhay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?time_continue=24&v=Gyv0cZhwcV4

COMMENTS
Latest News