Saxilnews.com
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Xafiis Cusub Ka Dhagax Dhigay Magaalada Ceerigaabo
August 8, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) Gudida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland oo uu waheliyo maayarka degmada caarigaabo ayaa maanta si wada jira u dhagax dhigay xafiis cusub oo uu magaalada ceerigaabo ku yeelan doono komishanku.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News