Saxilnews.com
KHADIIJA IIDLE IBRAAHIN WAA HOOYO 55 JIR AH OO MUDO 17 SANO AH LA ILDARAN XANUUN KAGA DHACA AFKA
February 20, 2021 - Written by editor

hooyo khadiija iidle ibraahin oo mudo 17 sano ah la daaladhacaysa xanuun kaga dhacay afka mudooyinkan dambena uu xoog ugu sii fidaayo dalkan aan waxba lagag qaban karin waxa ay umada islamka ka codsanaysaa in laga soo caawiyo dhakhtar debadaa si loo geeyo qof waliba waxa uu awoodo inuu lambaradaa ugu shubo walaal

 

 

COMMENTS
Latest News