Kaftan Siyaasadeed: Kalmadaha Ay Maqalkooda Jecel Yihiin Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Somaliland: W/Q: Cali Cabdi Coomay

0
19

Afeef:waa hadallo kaftan ah oo aanan ugu talogelin inay wax dhib ah soo gaadhsiiyaan Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Somaliland, oo Sharaf iyo Qadrin inaga mudan. Kuma jirto cay iyo aflagaado shakhsi ahi, balse waa qormo kaftan ah.

· Kaftanka qosolka badan ee khudbad raaca

· Mooshin kasta oo kursigaaga ku saabsan waad ka guulaysataa

· Ku soo biirista Faadumo Siciid ee xisbiga

· Khilaafka Kulmiye iyo xukuumada

· Shirka jaraa’id ee bilaa su’aalaha ah

· Taageerada gobolka Togdheer Waddani ayaa haysta

· Mudaharaad lagu taageerayo xisbiga Waddani

· Siyaasiyiin miisaan culus ayaa xisbiga ku soo biiray

· Socdaalkii gobolada Bari

ee weftiga Waddani

· Muddo kordhin diidka

· Rooga cas ee madaarka loo dhigo markuu dhoofayo

Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi

· C/Casiis Samaale musharaxnimadii wuu kaaga tanaasulay

· M/weyne Siillaanyo musharax maaha

· Mujaahid waa markaagii, cid kaa taariikh dheere ma jirto

· Adigu kaadidaa ayaad u soo cabtay, kuwa kula tartamayaa waa faqash ka hadheen.

· Shirka guddiga Hoodaale

· Waraysiga dagaalladii SNM

· Wasiiradii kugu kacsanaa xilka ayaa laga qaadayaa

· Nin Rageed aan waxba lagu shuban

· Shirarka lagu taageerayo ee hudheelada ka dhaca

· Wasiir xirsi wuu taageersan yahay

· Beeshaadii taageero buuxda ayey ku siisay

· Waraysiga T.V-Qaranka iyo Radhyow Hargaysa

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

· Mucaaradnimada Ucid waa ka dhab

· Runta kama gabbatid

· Waddani iyo xukuumadu hoosta ayey iska og-yihiin

· Faadumo Siciid dib ayey Xisbiga ugu soo noqotay

· Wadahadallad Somaliland iyo Soomaaliya lagaama reebi karo

· Waraysiga H.C.T.V

· Guriga laguu dhisayo, maxaa weriyeyaasha daba-dhigay?

· Xisbi ahaan siyaasi kaa khibrad badani ma jiro

· Hagoolku waa dhaqankeeni

· Geesi ku dhac-leh

· Walaweynta maxaa Somaliland laga siiyaa?

· Wargayska Dawan waxba muu qorin

Cali Cabdi Coomay

Suxufi, Qoraa ah.

Haragaysa, Somaliland

calicoomay@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here