Harheysa(Saxilnews):-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cukuse waxa uu ka hadlay khilaafka ka dhex taagan xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid isaga oo fariin u direy Jamaal Cali Xuseen
Wasiir Cakuse waxa uu sidoo kale ka hadlay abaaraha daran ee ka jira gobolada Bariga Somaliland isaga oo baaq u diray cid kasta oo gacan ka gaysan karta arimaha abaaraha.
Halkan ka Daawo Muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=_pCctvi3kEQ






