Saxilnews.com
JAMAAL CALI XUSEEN OO SHACABKA KA TACSIYADEEYAY GEERIDA MARXUUM CABDILLAAHI IBRAAHIM XIRSI (DHUGAD)
February 9, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Md. Jamaal Cali Xuseen ayaa dhambaal tacsi ah u diray eheladii iyo shacabka Somaliland, geerida naxdinta leh ee ku timid rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyee Marxuum Cabdillaahi Ibraahim Xirsi (DHUGAD).

Qoraal kooban oo uu nuqul ka mid ah soo gaadhsiiyay hadhwanaagnews ayaa waxa uu u dhignaa sidan “Waxaan halkan ka tacsiyadeeynayaa dhamaan shacabka Somaliland, qoyskii iyo qaraabaddii uu ka baxayILAAHAY Ha U Naxariisto Marxuum Xildhibaan Cabdillaahi Ibraahim Xirsi (DHUGAD) Oo Hargeysa Ku Geeriyooday Goor Dhawayd (Wuxuu ka mid ahaa Golaha Guurtida Ee Somaliland). Waxa uu ahaa nin halgan badan ka soo galay Somaliland isaga iyo inamadiisuba. Ilaahay naxariistii

 

COMMENTS
Latest News