Saxilnews.com
isuduwaha wasarada deegaanka degmada sheikh ayaa safar ku tagay deganka buurta wagar oo dhawan shabeel lagu dilay
August 6, 2020 - Written by editor

sheikh (saxilnews.com) isuduwahaha wasarada deeganka ee degmada sheikh cabdo xuseen jaamac ayaa manta safar ku tagay buurta wagar iyo deegaanada hoos yimada halkaaso bulshada ku dhaqan buurta wagar ay dileen qar ka mida duur joogta ku dhaqan buurta wagar

COMMENTS
Latest News