Saxilnews.com
Inaalillaah waa inaa ilayhi raajucuun Abwaan Caana Oo Hargeysa Ku Geeryooday
November 23, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Inaalillaah waa inaa ilayhi raajucuun abwaan Maxamed Jaamac Kayd oo ku geeriyooday, Abwaan ka aya lagu xasuusan doona tixihi iyo maansooyinkii guubaabada lahaa ee uu tirin jriay , abwaankan Ayaan maalmah u jiifay xanuun Maantuse xaqii Allah u yimid Bahda murtimaal.com waxay tacsi u tirayaan qoyskii uu ka baxay Abwaanku Abwaanku Aaamiin

COMMENTS
Latest News