Saxilnews.com
IFRAAX XASAN WAA GABADH MISKIIN AH OO LAGU HAYO CUSPITAALKA DHIMIRKA EE BERBERA CIIDA GARANYASA WAXAA LAGA CODSANAYAA”
February 3, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxilnews .com)- Mamulka Cuspitaalka Magaalada Berbera Ayaa Ka Codsanayaa Inay Shacabka Somaliland Gaar Ahaana Magaalada Burco Iyo Yiroowe Inay Hayaan Gabadh Xanuusanaysa Oo Lagu Magacaabo IFRAAX XASAN Hada Ku sugan Cuspitaalka Dhimirka Ee Magaalada Berbera

Kadib Markii Ay Halkaasi Mudo ku suganayd Oo Lagu Daawaynayey, Ifraax Xasan Waxay Usheegtay Maamulka Cuspitaalka Iyo Shabakada Saxilnews.com Inay Udhalatay Deeganka Yiroowe Ee Gobolka Togdheer Isla Halkaasi ay Degan Yihiin Reerkoodu Oo Layidhaa Ilma Xasan ,waxay sidoo Kale Sheegtay Inay Ka Timi wadanka Itoobiya oo Ay hada Deganayd Reerna ay Ku Haysatay  Balse xanuunkaasi Haleelay

Hadaba Gudida Cuspitaalka Iyo Maamulka Cuspitalka Dhimirku Waxay Ka Codsanayaan Shacabka Reer Somaliland Inay Kusoo Hagaagan Cuspitaalka Dhimirka Ee Berbera Ama Gudoomiyaha Guudida Caafimaadka Ee Berbera

Jaamac C/laahi Aw Aadan Tell: 063-4446800

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News