Saxilnews.com
Muj.Cali Guray Oo Daaha Ka Feyday Heshiis Qarsoodi Ah Oo Dhex Maray Musharax Jamaal Iyo Muuse Biixi
November 1, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews):- Gudoomiye ku xigenkii saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Muj.Cali Yuusuf Axmed (Cali Guray ) waxaaa uu si dad ban uga hadley heshiis qarsoodi ah oo la sheegay in uu dhex maray musharax Jamaal Cali Xussen iyo Muuse Biixi .

Muddane Cali Guray oo hadal sarbeeb u muuqda soo dhigay bartiisa facebook waxaa uu ku sheegay hadii uu Jamaal Madaxweyne noqon waayo in cid kale ee dalka ka noqoneysaa ay tahay  Muuse Biixi Cabdi waxaana uu yidhi

“Amma Jeclow amma ha jeclaan hadii Jamaal Madaxwayne noqon waayo in Muuse Biixi indhahaaga oo shan ah uu Madaxwayne noqon doono ku bishaarayso hadii Alleh yidhaa with slide victory” ayuu yidh Cali Guray

 

COMMENTS
Latest News